Archive

Real-Madrid-vs-Man-U.
Wax ka Ogow Kulanka Xiisaha iyo Xamaasada leh ee Man United iyo Real Madrid
Manchester United ayaa caawa ku bilaaban doonta Real Madrid lugta hore ee koobka horyaalada qaarada Yurub,Runtiina waa kulan Xiisaha uu leeyahay uu aad u weyn yahay. Daafaca Real Madrid Pepe ayaa ...
Juventus FC v ACF Fiorentina - Serie A
Juventus Oo 43 sano kadib garaacday Celtic
    Kooxda Juventus ayaa hal lug la gashay wareega 8da Champions League ka dib markii ay 3-0 ku dubteen kooxda Celtic oo marti loo ahaa lugta hore ee wareega 16ka Champions ...
254342hp2
Xulka nageria oo ku guuleestay koobkoodii 3aad ee African cup of nation
Xulka K/cagta ee Nigeria ayaa 19-sano kadib ku guuleystay koobka Qaramada Afrika, kadib markii ciyaartii Finalka aheyd ay gool iyo waxba uga badiyeen xulka Burkina Faso oo taariikhda u aheyd ...
Nigeria-vs-Burkina-Faso-2013-score-africa-cup-of-nations
Maxaa kala heesto caawa wadamada Nigeria v Burkina Faso
  Kulanka finalka ee maanta ka dhacaya Johannesburg ayaa waxa uu u dhaxeeyaa xulka Nigeria oo koobkaan qaaday labo jeer 1980kii iyo 1994tii iyo xulka Burkina Faso oo waligiis aan kulan ...
man utd
Faaqidaad ku saabsan Kulanka Xiisaha badan Ee Horyaalka Ingariiska Ee Premier League Ee Man United v Everton.
  Manchester United ayaa isha ku heysa caawa inay sii dheereystaan hogaankooda horyaalka ka dib markii Man City la garaacay shalayto, waxaana guul ay ka gaaraan Everton ay siin kartaa inay ...
wiig
Maxaa caawa kala heysta kooxaha Chelsea v Wigan.
  Kulanka: Chelsea v Wigan Garoonka: Stamford Bridge Garsooraha: Mike Dean Waqtiga: 6pm SGA sida suurtagalka ah ciyaartoyda la soo safi doonaa: CHELSEA Chelsea FC Turnbull Azpilicueta, Ivanovic, Cahill, Bertrand Ramires, Luiz Hazard, Lampard, Mata Torres WIGAN Wigan Athletic Al Habsi Caldwell, Figueroa, Alcaraz Stam, McCarthur, McCarthy, ...
juvee
wax walibo oo aad ka rabto Kulanka: Juventus v Fiorentina
Garoonka: Juventus Arena Waqtiga: 8pm SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: JUVENTUS Buffon Barzagli, Marrone, Caceres Lichtsteiner, Vidal, Pirlo, Pogba, De Ceglie Vucinic, Matri FIORENTINA Viviano Roncaglia, Rodriguez, Savic Cuadrado, Romulo, Pizarro, Valero, Pasqual Jovetic, Toni Juventus oo dib u bilaabeysa Champions League wareegiisa 16ka ...
Alex-Fergusson
FA-ga Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Tababaraha Man United Sir Alex
  Ururka kubada cagta dalka Ingiriiska  FA-ga ayaa gaanax lacageed dul dhigay tababaraha Man United Sir Alex taasi oo gaareysa 12-kun oo gini , iyadoo ay la xariirto dhaleeceyntii uu u ...
Soccer - Barclays Premier League - Sunderland v Arsenal - Stadium of Light
Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Ingariiska Premier League Ee Sunderland v Arsenal.
Kulanka: Sunderland v Arsenal Garoonka: Stadium of Light Garsoore: Anthony Taylor Waqtiga: 6:00 SGA SUNDERLAND Sunderland Mignolet Gardner, Bramble, O’Shea, Rose Larsson, N’Diaye, Vaughan, Johnson Sessegnon Fletcher ARSENAL Arsenal FC Sczcesny Sagna, Mertesacker, Miquel, Monreal Arteta, Wilshere Walcott, Cazorla, Podolski Giroud Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Sunderland James McClean ...
MICHAL CARICK
Michael Carrick Oo Hishiis U Saxiixaya Kooxda Man United
Naadiga Man United ayaa hishiis la gaaray wakiilka laacibka qadka dhexe kubada uga sameeya kooxda ee Michael Carrick kaasi oo ku aadan in kooxda uu u kordhiyo hiishiiska uu kula ...

Next Page »