Archive
Nin aad u jecel arabikhida ridqan ee ku jirta karaatoonka, ayaa hanti dhan ?36,800 lacagta Ingiriiska ah ku kharash-gareeyey 63 dal oo adduunka ah sidii uu uga heli lahaa arabikhi ... Dadka Sucuudiga oo Noqday Kuwa ugu Hamiga Badan Dunida Carabta
Dalka Sucuudiga ayaa noqday dalka shacabkiisu, gaar ahaan dhallinyaradu ugu hamiga iyo fikir-mustaqbaleedka fiican yihiin waddamada kale ee Carabta, kadib markii uu kaalinta 12aad ka galay daraasad khubaro Ingiriiska ah ... Cabida Shaaha oo Faa´iido u Leh Maskaxda Dadka Markay Gaboobaan.
Culimo caafimaad oo u dhashay dalka Singapore, ayaa daaha ka fayday in cabbitaanka shaahu faa?iidooyin muhiim ah u leeyahay maskaxda dadka, gaar ahaan markay gaboobaan, iyagoo khubaradu tilmaamay haddii qofku ... Xus Diimeedka Dunida Ugu Balaadhan Ee Dalka Hindiya Oo Ku Dhintay Tobanaan ruux
Xus diimeedka ugu balaadhan dunida ee dalka Hindiya laba iyo tobankii sanadoodba marka lagu qabto, ayaa ku soo gaba gaboobay dhimashada 36-qof iyo tobanaan kale oo dhaawac ah, ka dib ... XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA Cunista Tamaandhada oo ka Hortagta Khatarta Wadne-xannuunka
caafimaad oo Maraykan ah, ayaa soo bandhigay cilmi-baadhis ay shaaciyeen in cunista tamaandhadu meesha ka saaro rubuc ka mid ah khataraha cudurka wadne-xannuunku leeyahay, iyagoo dhanka kalena sheegay in aan ... Tuug Silis Dahab ka Xaday Meyd Naxash ku Jira!
Nin tuug ah ayaa iska dhigay mid ka mid ah qaraabada haweenay 98 jir ahayd oo geeriyootay, kadibna galay qol meydkeedu yaallay, dabadeedna inta uu toos u dul tegay sanduuqa ... Midaowga yurub oo kulan ka yeelanayo xaladaha dalka somaliya
kulanka ayaa waxaa ka qeyb gali doono Saraakiil sar sare oo ka tirsan midowga yurub oo ay ka mid yihiin saraakiisha midowga Yurub gaar ahaan kuwa hogaaminaya howlgalka lamagac baxay ... MIDOWGA YURUB OO SOO DHAWEEYAY ANSIXINTA WASIIRADA CUSUB ee soomaaliya
Madaxa siyaasadda arimaha dibadda Midowga Yurub Catherine Ashton ayaa waxa ay sheegtay in si weyn ay u soo dhaweynayaan ansixinta Golaha wasiirada ay Baarlamaanka Soomaaliya maalintii shalay aheyd ay siiyeen ... SNT- radio oo dib ugu soo laabatay shaqadii warfaafineed si ay uga qayb qaadato nabadaynta dalka
SNT- radio oo dib ugu soo laabatay shaqadii warfaafineed si ay uga qayb qaadato nabadaynta dalka








