Archive

hollande_mali_8
Madaxweynaha faransiiska ayaa booqday wadanka hindiya isagoona kala hadlay dhaqaalaha labada dal
Maxaxweynaha dowlada fransa Francois Hollande oo boqashom gaaban ku tagay  dalka hindiya ayaa waxa uu magalada newdelhi uu kula kulmay qaarkamid ah dadka ganacsatada reer hindia ayaa waxa uu kala  ...
nuclear
Woqoyga kuuriya oo tijaabisay Nuclearkeedii 3aad
Woqoyga kuuriya ayaa sheegtay inay ku guuleesatay tijaabadii 3aad ee dirida hubka nuclearka 24saac kahor xukuumada Pyongyang ayaa waxay weli ay kusii adkeesaneesaa isticmaalka hubka nuclearka kaasoo caalamka ay dhibaato ...
GenDunford_HighRes
Ciidamada NATO ee dalkaAfganistan oo loo magacaabay taliye cusub Jeneral John Allen
  Jeneral John Allen oo xilka wareejiyay maanta ayaa sheegay in markii ay  ciidamada ka baxaan Afganistan in ciidamada qaar ay ku hari doonaan dalkaas.   Jeneraalka Maraykanka Joseph Dunford, ayaa kala wareegay ...
nageria
Kooxo hubeesan oo dhaqaatiir ku dilay wadanka Nigeria
  Kooxo dableey hubeesan ayaa waxay maanta 3 dhaqtar oo caan ka ahaa wadanka Nigeria kuwaasi oo lagu dilay waqooyga wadaankaas qaasatan magaalada Yobe waxaa sidaasi sheegay saraakiil sar-sare oo katirsan ...
maali
arax iyob dagaalo daba socday ayaa ka dhacay waqooyiga dalka maali
    nin u hadlay askarta faransiiska ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay waqooyiga dalka maali gaar ahaan magaalada gaaw iyadoona qaraxa uu daba socday dagaal ka dhacay goobo badan oo ...
Belgium
Qorsho isku dhacya ah ayaa xiray eelaboorka wadanka Belgium-ka
isku dhacyo xoogan ayaa lasoo warinayaa inay maanta ka dhaceen eelaboorka wadanka Belgium-ka taasoo sawabtay inuu xirmo istaagana shaqadii duulimaadyada ahaa ee ee laboorka Charleroi airport inta la xaqiijiyay 4ruux ayaa lagu ...
maali flag
Qilaafka wadanka maali ayaa waxaa ku biiray ciidamo cusub
kadib markii kooxaha islaamiyiinta dalka maali lagala wareegay deegaano fara badan oo ay kamid tahay eelaboorka magaalada Gao timbakta iyo qeebo kale oo kamid ah wadanka maali sida koonfurta wadankaas dowlada ...
ttttttttttttttt
Rabshado weli kasii socda wadanka tunisiya
  Dibadbaxayo waaweyn ayaa waxa ay ka dhacayaan magaalooyin dhowr ah oo ku yaala dalka tansaaniya kadib markii wadankaasi lagu dilay hogaamiye sare oo mucaaradka wadankaasi ka mid ah     Ururada shaqaalaha ...
qarax-ciraaq
qaraxyo dad badani ay ku dhinteen oo maanta ka dhacay dalka ciraaq
Ugu yaraan 21 ruux ayaa ku dhintay 70 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii laba qarax oo waaweyn ay ka dhaceen magaalada baqdaad ee dalka ciraaq   Qaraxan ayaa waxa uu ...
tnafrica
Siyaasi sare oo lagu toogtay wadanka Tunisia
Mid kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan wadanka Tunisia ayaa maanta la toogtay   Siyaasigaan oo lagu magacaabo Chokri Belaid oo isagoo kasoo baxaya hooygiisa oo ku yaala magaalada tunis ee xarunta ...

Next Page »