stn radio

Qarax ismiidaamin ah oo wax yar ka hor dhacay wadada hor marta EX-Fiore.
Qarax  xoogan oo ismiidaamin ah ayaa waxaa uu ka dhacay wadada hor marta EX-Fiore  ee degmada Warta nabada ee magaalada Muqdisho ,qaraaxaasi oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa sida la tilmaamayo waxaa lala beegsaday  gaari ay saarnaayeen  ciidamo ka tirsan kuwa nabad sugida ,balse waxaa halkasi ku  basbeelay  gaari  Bas ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah.

Ilaa hada inta la hubo maydadkooda  la arkay  ilaa 20 qof shacab kuwaasi oo isku jiraa dad jidkaasi marayay  iyo sidoo kale kuwee saarnaa baabuurkan baska ah ee uu qaraxo haleenay ,waxaan ilaa hada halkaasi ku gubanaya labao baabuur oo midna uu yahay Bas iyo mid kale oo ah xaajiyad 4WD.

Ilaa hada ma jiro  cid si cad uga hadashay qaraxaani  ,waxaana ilaa hada wadadaasi uu qaraxu ka dhacay laga guraayaa maydadka iyo dhaawaca dadkii halkaasi ku waxyeeloobay.

Xaalad nolol xumo soo wajahday Barakacayaasha ku dhaqan gobolka Gedo.
Dadka ku nool gobolka Gedo ayaa sheegay in Barakacayaasha deegaanada gobolkaasi soo wajahday xalad nolol xumo.

Guddoomiyaha Degmada Garbahaarey Iimaan Cadoow Kaarshe ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Magaalada ay soo wajahday xaalad aad u xun oo dhanka nolosha ah, loona baahan  yahay in lala soo gaaro gargaar degdeg ah.

Barakacayashan ayaa waxaa soo wajahday xaalad kala duwan isagoo guddoomiyaha sheegay in bishan marso xaalad midii ugu xumayd ay heysato.

“Dadka miyiga ka soo qaxay ee magaalada ku soo barakacay waaye dhibaato dhanka nolosha ayaa halkan ku heysata, waxa ugu baaqayaa hay’adaha samafalka inay gargaar la soo gaaraan dadkaasi.” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Garbahaareey.

Ggudodomiyaha degmada garbahaarey Iimaan Cadow Kaarshe ayaa sheegay in dadkan u baahan yihiin gar gaar laa soo gaaro, maadama ay la soo darastay xaalad nolol xumo aad u daran.

Ugu danbeyntii hadalkan ayaa imaanaya xili barakacyaaasha soo wahahday xaalad aad u xun.

Maamulka Warta Nabada oo sheegay in qaar ka mid ah goobaha Waxbarashada ay xoog ku heystaan Saraakil ka tirsan Dowladda.
Maamulka Warta Nabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in goobaha ugu muhimsan  waxbarashada ay xoog ku heystaan Saraakil Ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada ayaa ka warbixisay in qaar  ka mid ah goobaha waxbarashada ugu muhimsan  Degmadaasi si xoog ah ku heystaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda.

Marwo Deeqo oo wareysi gaar ah siisay Idaacada STN ayaa ku nuux nuuxsatay in saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Xoog ku heystaan goobo waxbarasho oo degmada ku yaala.

Guddoomiye Deeqo waxay sheegtay inay Odayaasha degmada isku howlen sidii ay wax uga qaban lahaayeen laakin sheegtay inay ku lug leeyihiin arrintan Wasarada Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya.

Madaxda dowladda ugu sareysa ayay ugu baaqday Marwo Deeqo in Ciidamadaan laga saaro goobaha waxbarashada Degmada Warta Nabada Ex-Wardhiigley.

Si kastaba wareysigan qaaska ah ay siisay Marwo Deeqo Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada Ex-Wardhiigey ayay ugu baaqday Madaxda dowladda inay ka qeyb qaataan sidii looga dul qaadi lahaa Ciidamada dowladda xooga ku heysta goobahaasi Waxbarasho.

Faahfaahin dheeri ah oo ka soo baxaya dagaalo ka dhacay Baydhabo.
Faahfaahin dheeri ah oo ka soo baxaya dagaalo shalay ka dhacay deegaano hoosyimaada Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay.

Dagaalka shalay ayaa dhexmay ciidamada Xarakada Alshabaab iyo Askarta dowladda  ku dhexaray deegaano hoosyimaada deegaanka Tiyeeglow oo qiyaastii 30-KM dhanka bari kaga beegan Bardaale.

Dagaalka oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamada Itoobiya waxaa la soo sheegayaa inuu geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dhinacyadaasi ah.

Sarkaal ka mid ah kuwa dowladda gobolka bay oo diiday in magaciisa loo adeegsado Warbaahinta ayaa sheegay inuu jiro khasaare ciidanka Itoobiya iyo kuwa dowladda dagaalkaas ka soo gaaray, islamarkaana lagala wareegay Deegaanka Tiyeeglow waxaana halkaas la wareegay Ciidanka Xarakada Alshabaab oo weerarka soo qaaday.

Sidoo kale waxa uu sheegay inuu jiro dhimasho soo gaaray Ciidanka dowladda, isagtoo intaas raaciyey inuu jiro khasaare soo gaaray dhanka dowladda iyo Alshabaab oo iyagu weerarka soo qaaday.

Lama oga marka laga reebo hadalka sarkaalka dagaalka Tiyeeglow Xarakada Alshabaab kama hadlin.

Sidoo kale Saraakiisha Dowladda kama hadlin dagaalka marka laga reebo Sarkaalkan oo diiday in aan magaciisa soo xigano.

Dagaalka Tiyeeglow ayaa imaanaya xili maalintii shalay Degmada Xudur la wareegeen Xarakada Alshabaab.

Howlgalo dad lagu soo qabqabtay ciidamada dowladda xalay ka sameeyeen Mmuqdisho.
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaya ayaa howlgalo ka sameeyeen Degmada Warta Nabada Ex-Wardhiigley

Sida wararku sheegayaan Ciidamada ayaa baaritaano ka sameeyey Iskuulka Al-Cimra waxayna howlgalada ku soo qabqabteen dhaliyaro fara badan, waxayna la aadeen Saldhigyo ay ku leeyihin Degmadaasi.

Howlgalkan oo ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa naba sugida ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Warta Nabada Ex-Wardhiigle ayay ku soo qabqateen dad u dhalinyaro, waxayna si wada jir ah u samaynaya howlgalkaasi Ciidanka Nabad Sugida iyo kawa Booliska oo shalay ilaa xalay ku soo faafay degmaasi.

“Dad badan oo dhalinyaro ayay kala baxeen xaafadaha, kuwa wadooyinka arayay ka qabqabteen qaarna iskuulada ayay kala baxeen” ayuu yiri goobjoge la hadlay Idaacada STN Xarunta Muqdisho.

Goob joogaha ayaa sidoo  kale sheegay in  ciidanka naba sugida dil u geysten ruux rayid ah xili ay rasaas ku furay  dad kala eryayeen.

Dilka qofkan rayidka ah oo wiil dhalinyaro ah ayaa ku soo beegmay xili howlgaladan ciidama nabad sugida ka wadaan degmada Wara Nabada Ex-Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho.

Al-shabaab oo ku hanjabay inay la wareegi doonaan gobolada Bay iyo Bakool.
Xarakada Alshabaab ayaa ku hanjabay inay la wareegi doonaan deegaanada ay iminka gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda, Itoobiya iyo kuwa AMISOM gobolada Bay iyo Bakool.

Xili Xarakada Alshabaab la wareegeen Degmada Xudur ayaa Sheekh Mahad C/kariin oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay la wareegi doonaan Degmooyinka iyo deegaanada Hoosyimaada gobolada Bay iyo Bakool oo ay maamusho dowladda.

“Waxaa dadka Shacabka u sheegayaa dalka ma lahan Itoobiyaan iyo Burundees waa in lagu jihaadaa si dalka looga xoreeyo” ayuu yiri guddoomiyaha Xarakada Alshabaab gobolada Bay iyo Bakool.

Sheekh Mahad C/kariin wuxuu ka codsaday dadka shacabka ah inay taageraan Xarakada  Alshabaab si ay u guuleystaan.

Hadalka ayaa imaanaya xili Xarakada Alshabaab la wareegeen maalintii shalay Degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Mas’uuliyiinta dowladda iyo golaha Wasiirada oo xalay kullan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho.
Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka Soomaaliya iyo waliba golaha Wasiirada ayaa kullan looga hadlay Cunaqabateynta Hubka la qaaday xalay ku yeeshay Muqdisho tan iyo markii lagu dhawaaqay in la qaaday cunaqabteyntii saarnayd Soomaaliya.

Kullanka oo xalay ka dhacay madaxtooyada Villa Somalia kana qeyb galeen Madaxda ugu sareysa dalka Sida Madaxweyne Xasan  Sheekh, Ra’iisul Wasaare Saacid, Prof: Jawaari iyo waliba golaha Wasiirada ayaa looga hadlay cunaqabateynta saarnaa dalka  Soomaaliya muddo 22-sano ah ee la qaaday.

Waxaa kale oo looga hadlay kullankaasi xasaasiga ahaa guddi ka imaanaya Qaramada Midoobey oo imaanaya Magaalada Muqdisho si ay u kormeeraan gobolada dalka.

Sidoo kale waxaa la sheegay in golahaasi ay booqan doonaan Magaalooyinka Hargeysa, Gaalkacyo, Muqdisho, Kismaayo iyo Magaalooyin kale si ay u indha indheeyaan Xaaladaha Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya laga qaaday.

C/laahi Ciil Mooge Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay Marka kulanka soo dhammaday inay isku dhaafsaden sidii ay isku fahmi lahaayeen madaxda dowladda iyo Ergada imaanayasa si loo fasaxo cunaqabateynta hubka ee la qaaday si dowladda hub ula soo degto waxna uga qabato xaalada Amaan.

Waxaa arrimahaan durba iska dheereeyey inay ka horjeedaana shaaciyey Maamulka Somaliland oo sheegtay inaysan raali ka ahayn in la qaado cunaqabateynta hubka oo ay tilmaameen inay dhibaato ku tahay.

Kullanka madaxda dowladda iyo hadalka Somaliland ayaa imaanaya xil lagu wado in uu kulan ka dhaco Magaalada London kasoo la isugu keenaayo Dowladda Cusub Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland hase yeeshee Siilaanyo ayaa jimcihii la soo dhaafay sheegay inaysan ka qeyb gali doonin shirkaasi.

Ra’iisul Wasaare Saacid oo booqday Xabsi dhexe Muqdisho.
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay.

Booqashada Saacid ayaa waxaa ku wehliye Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka C/laahi Abyan Nuur iyo xubno kale.

Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedka Socdaalkiisa uu yahay u kuurgalida xaalada ka taagan Xabsiga dhexe ee Xamar oo dhawaan lasoo tabiyay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay.

Saacid ayaa sheegay inay kusoo wareegeen qeybaha xabsiga dhexe saraakiisha xabsigana ay warbixin ka siiyay xaalada Xabsiga dhexe iyo maxaabiista sida xaalkooda yahay.

Ra’isul Wasaaraha ayaa  sheegay in xaalada xabsiga si wanaagsan ay u soo eegeen isaga oo tilmaamay in maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar wixii ay u qaban karaan ay u qabanayaan maadaama qaarkood ay xanuunsan yihiin.

Booqasha maanta uu xabsiga dhexe ku tagay Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya iyo xubnaha kale ee wasiirada ayaa waxa ay imaanaysaa iyadoo dhawaan taliska xabsiga dhexe ee Xamar uu shaaciyay in maxbuus  u geeriyooday cudurka shuban biyoodka oo xabsiga dhexe ka dilaacay.

Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Sidii loo xoojin lahaa Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Qaramada Midoobe iyo waliba Midowga Yurub ayaa Xarunta golaha amaanka kullan ay ku yeesheen ku soo qaaday sidii ay isaga kaasan lahaayeen howlgalad midowga afrika ee Soomaaliya, iyadoo kullankaasi ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin fara badan oo labada dhinac ah.

Mas’uuliyiinta labada dhinac waxay si wada jir ah u soo dhaweeyeen ugu horeyn gacan qaadista hubka Soomaaliya iyo beegsiga Saraakiisha Xarakada Alshabaab ee dalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxay la kulmeen mas’uuliyiinta Midowga Yurub ku xigeenka Qaramaada Midoobeey iyagoo kala hadlay sidii loo taageeri lahaa howlgalada Midowga Afrika.

Ugu danbeynti ma ahan markii ugu horaysay Ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey kullan ay ku yeeshaan Xaruna golaha Amaanka kaga hadlaan xaalada Soomaaliya gaar ahaan sidii loo garab istaagi lahaa Ciidamada AMISOM howlgalada ay ka  wadaan dalka Soomaaliya.

Heshiis dhexdhexaadin ah oo laga dhex wado Beelo ku dagaalamay gobolka Galgaduud.
Maamulka dowladda gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay dhexdhexaadin ka dhex bilaabi doonaan beelaha ku dagaalamay gobolkaasi.

Guddoomiyaha gobolka Galgaduud Maamulka dowladda oo u waramayay Idaacada STN ayaa sheegay in loo  baahan yahay beelaha walaaha ah inay ku wada noolaadan walaalnimo iyo is jeclaysi.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ku nuux nuuxsaday inay isku keeni doonaan beelaha ku dagaalamay deegaanada gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Ma ahan markii ugu horaysay beelo walaalo ah ku dagaalama gobolka Galgaduud loogu baaqo hishiis dhex dhexaadin ah si looga hortago iska hor’imaad sababa qasaare oo dhexmara belahaasi oo marar badan dagaalamay.