hambalyo marka hore ,marka labaad waxaad xooga saartaan in aan waxkasta oo kabaxa idaacadda aan ka dhagaysano webka gaar ahaan casharada diiniga ah sida tafsiirkii sh maxamuud awcabdule oo la idinkaga bartay hada kahore iyo duruusta kale maadaama aan joogno qurbaha taas iskudaya waad salaamantihiin
A S C
Waan idin salaamay maamulka radio STN Walaal waan sugaynay in idaacadii STN ay hawada dib ugu soo noqoto mudo sanado ah kadib aad iyo aad aan ugu hambal yaynaa dib usoo laabashada idaacada STN waxaan leeyahay markale hambalyo markale waxaan leeyahay TV asagana dib haloo celsho.
Hora waxaa loo yiri “STN ma’maqashaa maka daawada dish mujadaha macaan maqalkoodu dheeryahay STN ma maqashaaa”
waxaan filayaa in STN ey Noqandoonto mid ka duwan idaacadaha kale ee dadka ku waalay siyaasad dil iyo wax run sheek
waxaan idiin rajeynayaa guul