Dhageyso: Salaad Cali Jelle “Qorshe Ayaan Kadamac Sanaa Markaan Isi Soosharxayay
Salad Cali Jelle Oo Kamid Ahaa Musharxiintii Isku Soo Sharxday Xilka Madaxtinmo Ee Dalka Oo Lahad Layay Idaacada STN Ee Magalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Uu Qorshe Kadamac Sanaa Markii Uu Kaqeyab Galayay Doorshada Kadhacay Say Dalka
Salaad Cali Jelle Marla WayDiiyay Su.aal Aheed Maxaa Sababay In Adoog Inaadan Cod Helayan Inaad Lacag Bixso Ayuu Kujawabay Shacabka Ayaan Towjiihnayay
Halkan Kadhageyso Hadalka Salaad Cali Jelle

