Saraakiisha dowlada ee jubooyinka oo ka hadlay duulaanka qorsheysan ee baardheere ?
Magaalada baardheere ee gobolka gedo ayaa waxaa waayadaan taagnaa xiisad dagaal oo halksaas ku wajawahan iyadoo sidoo kale ay magaalada buux dhaafiiyeen shabaab aad ubadan .
Wararka aan helnay saacadihih ina soo dhaafay ayaa sheegay in ciidamada huwanta oo isugu jira soomaali, kenyaan iyo itoobiyaan ay meelo kala duwan kaga duulayaan magaalda.
Maxamuud dayax ookamid ah saraakiisha dowlada ee gedo ku sugan ayaa sheegay qaabka ay uqorsheynayaan in ay gacanta ugui dhigaan magaalada baardhere ee gobolka gedo.
xafiiska wararka Idaacada STN Ee muqdisho
www.stnradio.com
