dhagayso Barnaamijka Nabadoon ee ka hadla arimaha Nabadaynta

Barnaamijka nabadoon waxaad aalaaba ka dhagaysataan Idaacad STN asbuuciiba mar waxaana barnaamijku ka hadlaa markasta xaalada nabad galyada deegaano markaasi ay ka jirto  colaado iyo dhibaatooyin u baahan in bulshadu ka hor tagto waxaan asbuucani ku eegaynaa dhibaatooyinka dagaalada Qabiilka ee ka dhaca gobolada dhexe ee somalia  hadi alle idmo barnaamijkan ku dhagaysan doontaa Internetka iyo qadka teleefoonka

dhagayso Barjaamijka Nabadoon Riix Halkaan



Info@stnradio.com
admin@stnradio.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)