Kooxo hubeesan oo dhaqaatiir ku dilay wadanka Nigeria
Kooxo dableey hubeesan ayaa waxay maanta 3 dhaqtar oo caan ka ahaa wadanka Nigeria kuwaasi oo lagu dilay waqooyga wadaankaas qaasatan magaalada Yobe waxaa sidaasi sheegay saraakiil sar-sare oo katirsan dowlada Nigeria
Madaxa booliska wadankaas SANUSI RUFAI oo lahadlay wakaalada wararka ee AFP news agency
Ayaa waxa uu sheegay inay wadaan baaritaano kala gedisan oo kusaabsan falkaan dilka ah ee maanta ka dhacay koonfur bari wadanka Nigeria
Dalka Nigeria ayaa waxa uu kamid yahay wadamada ay ka jiraan rabshada Africa ee al-qaacida ladirirka ah
Dhawaan aye aheed markii in kabadan 600 oo qofood lagu dilay gudaha wadankaas kuwaasi oo lagu eefeeyay dilkooda inay ka dambeeso kooxda book haram ee ka dagaalamtay qeebo kamid ah wadanka Nigeria
stnradio.com
idaacaddastn@gmail.com

