Woqoyga kuuriya oo tijaabisay Nuclearkeedii 3aad
Woqoyga kuuriya ayaa sheegtay inay ku guuleesatay tijaabadii 3aad ee dirida hubka nuclearka 24saac kahor xukuumada Pyongyang ayaa waxay weli ay kusii adkeesaneesaa isticmaalka hubka nuclearka kaasoo caalamka ay dhibaato xoogan ka muujinayaan arinkaan
Wadamada shiinaha iyo mareyka ‘’waxay nagu hayaan cadaadis aad u xoogaan oo aan ll adkeesan Karin ‘’ waxaa sadaasi sheegtay xukuumada Pyongyang
Ban-kii moon xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa waxa uu ku dhawaaay kulan deg-deg ah oo kusaabsan xaalada wadanka woqoyga koriya
Markii ugu horeese ee dowlada woyga koriya ay tijaabiso hubka nuclearka ayaa waxa uu ahaa sanadii 2006dii halka keedii 2aad uu ahaa sanadii 2009 sanadkaan 2013 ayee tijaabisay kedi 3aad
Wakaalada wararka KCNA news agency. Oo soo xiganeesa saraakiil sar-sare oo ka tirsan xuluumada Pyongyang ayaa sheegeesa in dowlada woqoyga kuuriya ah hada cadaadis xoogan ay kala kulmeeso wadamada caalamka taasoo ku wadajaha tijaabinta hubka nuclearka
stnradio.com
idaacaddastn@gmail.com

