Madaxweynaha faransiiska ayaa booqday wadanka hindiya isagoona kala hadlay dhaqaalaha labada dal
Maxaxweynaha dowlada fransa Francois Hollande oo boqashom gaaban ku tagay dalka hindiya ayaa waxa uu magalada newdelhi uu kula kulmay qaarkamid ah dadka ganacsatada reer hindia ayaa waxa uu kala hadalyay horumarka dhanka dhaqaalaha dalkaas
Wakaalada wararka Reuters ayaa waxa ay qortay in madaxweynaha loo sameeyay soo dhaween heer sara ah kasoo ay kasoo qeeb galeen madax sar –sare oo katirsan dowladaas
Safarka madaxweyne Hollande, uu ku tagay qaarada aasiya ayaa waxaa ku qeeb ka ah qaar ka mid ah golaha waziirada dalka hindia waxaana kamid ah waziirka arimaha dibada Laurent Fabius iyo waziirka difaaca dalkaas Jean-Yves Le Drian,
Sidoo kale hogaamiyaha dowlada faransa ayaa waxa uu kulan laqaatay miwaadiniinta reer faransa eek u nool wadanka hindiya
Booqashada madaxweyne dalka faransa ayaa waxay noqoneesaa tiisi labaad ee uu ku tago meel kabaxsan dalkiisa isagoona booqday dalka maali halkaasi oo ay kusugan yihiin ciidamo ka tirsan dowlada faransa
stnradio.com
idaacaddastn@gmail.com
W/D:C/qaadir Cali Xasan

