Ciidamo Jabuuti ka socda oo la geynayo Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Ciidamo ka socda dalka Jabuuti islamarkaana qeybta ka ah Ciidamada AMISOM ayaa waxaa lagu wadaa in la geeyo Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Sarkaal ka tirsan  AMISOM Col: oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la diyaariyay qorshe Ciidamo Jabuutiyaan ah lagu geyn doono.

Gobolka Galgaduud waxaa ku kala sugan ciidamada Ahlusunna Waljamaaca, Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Xarakada Alshabaab.

 



Info@stnradio.com
admin@stnradio.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)