Dhagayso. Maamulka Puntiland Oo Kuhan Jabay Hadii Ay Soolabtaan Madaxdii Hore Ee Somalida In Ay Isga Haryaan Somalia
afayeenka maamul gobleedka puntiland libaax joore oo sakay lahad layay idaacada stn ee magalada muqdisho ayaa sheegay in ay san ogolayan maamulkiisa in markale ay soolaabtaan madaxdii hore ee dowladii wakhtigeedu dhamaday waxana libaax jowre uu intaa ku daray in maamulkiisa uu san marnaba ogolaan doonin xubunihii ugu sar sareeyay dowladii dhacday in dib ay usoo labtaan
hadalka libaax jowre ayaa imanaya xili barito ay tahay doorshada madaxtinmo ee somalia
halkan Kadhageyso Hadalka Afhyeenka Puntiland
